(Sawirro) Ciidan & Masuuliyiin ka baxay Muqdisho oo safar dhulka ah ku gaaray Hiiraan

Gaadiid dagaal iyo Ciidan xooggan oo qeyb ka ah ciidamada lagu xoreynayo degaannada beesha Murusade oo shalay safar dhinaca dhulka ah uga baxay Muqdisho uuna hoggaaminayo Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) ayaa gaaray deegaanka Tardo ee gobalka Hiiraan ee dhawaan lagala al-shabaab Ciidanka uu hoggaaminayo xilhibaan Jacfar waxaa dhex ka sii raacay guddoomiyaha gobolka Shabeellada … Continue reading (Sawirro) Ciidan & Masuuliyiin ka baxay Muqdisho oo safar dhulka ah ku gaaray Hiiraan